×

Error

Cann't get any slider data to generate slide in module "mod_sp_smart_slider".

Ogaysiis,Ogaysiis

OGAYSIIS                      Halkan iska diwaangali


Bulsho waynta somaliyeed waxaa la ogaysiinayaa Meelkasta oo ay dunida iyo daafaha caalamka ka joogaan inuu kuu diyaariyay machadka attarbiya online ee barashada diintu, waxbarasho casriyaysan oo aan kadhicin macalim ku horjooga, weliba waxaad waxbaran kartaa adoo gurigaaga ama xafiiskaaga jooga Machadka attarbiya waxaa kuugu diyaara macalimiin somaliyed oo kubaridoona Quraanka oo kuugu dhigaya tajwiid lana xifdiyayo lalana subcinayo ardayga, waxaa intaa kuu dheer dhamaan shareecada islaamka oo laguu dhigi doono, qofkaste meesha uu laqabsankaro ,waxana dugsiga wax kadhigta dhamaan qaybaha bulshada, qof yar iyo qof waynba rag iyo dumarba. sidoo kale machadku waxaa uu siiyaa waalidiinta iyo caruurtaba dhiiri-galin tartan aqoomeedyo iyo tababar Xagga Diinta ,Dhaqanka iyo Af-soomaaliga


Duruusta lagu dhigto waa sidan.


1, Quranka maca tajwiid
2. Higaada iyo farbarka
3. Carabiga iyo siirada
4. Tafsiirka iyo caqiidada
5, Fiqiga iyo naxwaha
6. Luuqada carabiga

 

   waxaad buuxisaa formka is diwaangalinta  Guji   Halkan iska diwaangali


Contact : free call: 0016145471045

Free viber :+252 634412372

 Skype name: abumuscab1


E-mail : This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.